Maxaa loo aamini la’yahay oo loo xiray Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur?

Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed soo saartay shalay markii la xiray Muktaar roobow, waxay sheegtay in sababta loo xiray ay tahay in uu ka soo bixi waayay shuruudihii lala galay markii uu isa soo dhiibay, sidaas awgeedna aan la aamini karin. Roobow oo horay u ahaan jiray hogaamiyaha labaad ee ugu sarreeya ururka Al Shabaab … Continue reading Maxaa loo aamini la’yahay oo loo xiray Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur?